Madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland oo ka qayb gaely shirweynaha Heer Qaran Ee dib-u-habeynta hay'adaha cadaaladda jsl.

Mdaxweynaha jamhuuriyada soomaaliland mudane Dr Abdirihman Mohamed Abdullahi ayaa ka qayb-galey shirweynaha Heer qaran Ee dib-u-habeynta hay'adaha cadaaladda jsl.
shirkan oo ah kii ugu horeeyey ee la qabto mudo 14-sano ah. shirkan oo ay soo qaban qaabisey wasaarada cadaaladda jsl oo uu horseed ka yahey. wasiirka wasaarada cadaaladdda jsl Mudane Yoonis ahmed Yoonis.
Shirweynahan oo socon doona muddo laba maalmood ah, waxa diiradda lagu saarayaa sidii loo xaqiijin lahaa nidaam Caddaaladeed oo casri ah, madax-bannaan, hufan, isla markaana si dhab ah u ilaalinaya xuquuqaha aasaasiga ah ee muwaadiniinta JSL.