"Shaqada Ibraahim hayay ee Xoogiisi iyo Xoolihiisiiba uu galiyay in uu Qaranku la Wareego ayaanu Jecelahay " Wasiir Yoonis Ahmed Yoonis

Wasiirka wasaarada cadaaladda JSL Mudane Yoonis Ahmed Yoonis Oo Ka Qayb-galey Xuska Garyaqaan Ibraahin Haashi Jaamac oo Ahaa Asaasihii Mareegta Somalilandlaw.com.
Wasiir Yoonis Ahmed Yoonis Oo Munaasabada  Ka Hadley Ayaa Yidhi "Shaqaada Ibraahim hayay ee Xoogiisi iyo Xoolihiisiiba uu galiyay in uu Qaranku la Wareego ayaanu Jecelahay"