
Wasiirka wasaaradda Caddaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Yoonis Axmed Yoonis ayaa saaka kormeer ballaadhan ku sameeyay xarunta xalinta khilaafaadka bulshada ee magaalada Hargeysa.
Wasiirka wasaaradda Caddaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Yoonis Axmed Yoonis ayaa saaka kormeer ballaadhan ku sameeyay xarunta xalinta khilaafaadka bulshada ee magaalada Hargeysa.Wasiir Yoonis Axmed Yoonis waxa kormeerkan ku wehelinayay agaasimaha waaxda qorshaynta wasaaradda Caddaaladda JSL.
Ugu dambayntii Wasiir Yoonis Axmed Yoonis waxa uu kulan la qaatay hawl-wadeenada xarunta xalinta khilaafaadka bulshada ee magaalada Hargeysa.